Madaxweyne Farmaajo oo maanta la jimceystay shacabka Magaalada Carta ee dalka Jabuuti (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii dib-u-heshiinta Soomaaliya ee lagu yagleelay Dowladdii kumeel gaarka ahayd sanadkii 2000. Madaxweynaha oo safar dhanka dhulka ah ku tagay Carta ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo maanta la jimceystay shacabka Magaalada Carta ee dalka Jabuuti (Daawo Sawirro)